Awaaji gooni-isu-taaga Somaliland

Awaaji gooni isu taaga Somaliland
Heshiisyada dhexmaray Salaadiinta Soomaaliyeed ee Somaliland Isaaq, Reer-Darawiish, Ciise, Gadabuursi, Warsangali iyoMadigaan, AnsaarSNM
Created5 May 1991
Ratified18 May 1991
Author(s)Adan Ahmed Diiriye
Signatories17 Salaadiin Soomaaliyeed oo ka soo jeeda Sool, Sanaag, Awdal, Woqooyi Galbeed and Togdheer signed the Declaration of Independence of Somaliland See Saxeexida Baaqa Madaxbanaanida Somaliland
Purposeiclaanka Jamhuuriyada Somaliland[1]

Awaajiga ama iclaan gooni isu Taaga Somaliland (oo si rasmi ah uso celisay Somaliland ) waxaa ku iclaamay 18-kii May 1991 Salaadiin Soomaaliyeed oo ka kala socday Isaaq, Reer-Darawiish, Ciise, Gadabursi, Warsangali iyo Dhaqdhaqaaqa Wadaniga Soomaaliyeed ee SNM . [2] [3] [4] [5] Gudoomiyihii SNM, dhawaana noqon doona Madaxweynihii ugu horeeyey ee Somaliland [6] kaas oo ka yimi xornimadii ay heshay 26 June 1960 Boqortooyada Ingiriiska iyo Waqooyiga Ireland . [7]

  1. iclaanka madaxbanaanida Ka dib Dawladdii Somaliland ee State of Somaliland.
  2. Xigasho ebar ah (caawin) 
  3. https://oxfamilibrary.openrepository.com/bitstream/handle/10546/122751/bk-somali-conflict-part5-010194-en.pdf?sequence=5&isAllowed=y
  4. http://www.culturaldiplomacy.org/academy/content/pdf/participant-papers/2012-12-aaccd/Becoming_Somaliland_-_Janine_Graf.pdf
  5. http://www.somalilandlaw.com/Burao_Conference_Elders_Signed_Resolution_050591.pdf
  6. Xigasho ebar ah (caawin) 
  7. Somalia - British Somaliland and Somaliland

© MMXXIII Rich X Search. We shall prevail. All rights reserved. Rich X Search